Qoraalkaaga U Bedel Cod, Adigoo Adeegsanaya Garaadka Samayska Ah.

Daqiiqado gudahood ku samee oo ku hel codad tayo sare leh, kuwaasood u adeegsan karto muuqaalada, podcast-yada iwm.

U Beddel Qoraalka Cod

Tijaabi Oo Qoraalkaaga U Bedel Cod

Wakhti xaadirkan xidhmadii bilaashka ahayd waan hakinay ilaa muddo, sababo awgeed. Kaliya waxaa furan xidhmada lacagta ah.

Hordhac

Geedi-socodka Helidda Codka

DOORO LUQADDA IYO CODKA

Dooro luqadda iyo codka aad rabto, isla mar ahaantaana kaantarool xawaaraha codka, mugga codka, aamusnaanta u dhaxaysa weedhaha.

DIYAARSO QORAALKA

Soo diyaarso qoraalka aad rabto inaad u bedesho cod, adigoon ka tagayn "SAAMEEYAYAASHA" qoraalka oo ay ka mid yihiin joogsiga, dabarka, hakatka iwm, kuwaasoo saamaynaya codka.

HEL OO SOO DAGSO CODKA

Habka helidda codku waa mid aad u degdeg badan, iyada oo uu natiijada faylku noqon doono (.MP3), kuuna raacsan tahay inaad si fudud oo degdeg ah ku soo dagsan karto.

Qiimaha

Dooro Xidhmada Kugu Habboon

Dhayman

$
5
  • 30000 Oo Xaraf (Shibanyaal)
  • 0 Google Clould Plateform Characters
  • 0 Amazon Polly Characters
  • 0 IBM Whatson Characters
  • 0 Microsoft Azure Characters
Hadda Iibso

Qalin

$
10
  • 60000 Oo Xaraf (Shibanyaal)
  • 0 Google Clould Plateform Characters
  • 0 Amazon Polly Characters
  • 0 IBM Whatson Characters
  • 0 Microsoft Azure Characters
Hadda Iibso
La Mahadiyay

Dahab

$
29
  • 200000 Oo Xaraf (Shibanyaal)
  • 0 Google Clould Plateform Characters
  • 0 Amazon Polly Characters
  • 0 IBM Whatson Characters
  • 0 Microsoft Azure Characters
Hadda Iibso

Dhamays

$
49
  • 330000 Oo Xaraf (Shibanyaal)
  • 0 Google Clould Plateform Characters
  • 0 Amazon Polly Characters
  • 0 IBM Whatson Characters
  • 0 Microsoft Azure Characters
Hadda Iibso